Askari katirsan NISA oo haweeney da’a ah ku dilay Degmada Wadajir

Askari Ka tirsan Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa Maanta Xaafadda Dan Wadaagta Ee Degmada Wadajir Ku Dilay Haweeney da’ahayd oo Saarneed Gaari Yar oo Marayay Wadada Dan wadaagta.   Dilkan oo ahaa mid bareer ah kana dhacay xaafadda Danwadaagaha ee degmada Wadajir, waxaana uu naxdin ku abuuray dadkii goobta ku sugnaa oo meydka haweeneyda goobta ka qaaday, waxaana lagu sheegay magaca askariga wax dilay Maslax Ganeey. Weli arinta dilkan cid ka hadashay majirto hayeeshee waxaanba la hubin sababta keentay in askarigan uu dilo haweeneydan, waxaana kii…

Read More

Xoghayaha Degmada Wadajir oo la dilay iyo Guddoomiye waaxeed la dhaawacay

Magaalada Muqdisho oo falka dilalka maalmahan aad ugu soo kordhay caasimadda dalka ayaa waxaa si gaar ah loo beegsanayaa mas’uuliyiinta dowladda u shaqeeya. Xoghayaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Axmed Calasow ayay kooxo hubeysan ku dileen isla degmadaasi waxaa sidoo kale dhaawac uu soo gaaray Guddoomiye waaxeed katirsan maamulka degmada Wadajir. Kooxo Hubeysan ayaa oo gaari saarnaa ayaa kujaray isgoyska korontada gaariga uu saarnaa xoghayaha iyo mas’uuliyiinta kale kadibna waxaa lagu furay rasaas keentay in hal mas’uul dhaawacmo halkalena uu geeriyooda, waxaa sidoo kale weerarka ku geeriyooday labo askari…

Read More

Nin Oday ah oo isku dal dalay Degmada Wadajir!

Soomaalida maalmaan dambe waxaa kusoo kordhay dhaqan horey looga bartay dadka aan islaamka aheyn, kaasi oo ah in ay is dilaan taasina waa arin aanan ku banaaneyn diinteena Islaamka. Hadaba wararka naga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi uu ka dhacay fal isdal dalaad ah kaasi oo uu ku dhaqaaqay ruux Soomaaliyeed. Falkan oo ka dhacay Agagaarka halka loo yaqaan kaawo godeey ayaa waxaa isku daldalay nin oday ah sida dadka deegaanka ay u sheegeen Muqdish Online, waxaana lasheegay in xarig uu…

Read More

Mudisho oo saakay hawlgallo laga sameeyay iyo wadooyin xiran.

Waxaa saakay aroortii hore hawlgal laga sameeyay degmooyin kamid ah Gobolka Banaadir kuwaasi oo kala ah Wadajir iyo Waaberi, waxaana hawlgalkaasi lagu sheegay in uu ahaa mid ammaanka laga sugayo. Labadan degmo oo kamid ah degmooyinka amni ahaan maalmahan dambe soo xumaanayay ayaa waxaa galay Ciidamo katirsan AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka, waxaana lagu soo qab qabtay dad fara badan kuwaasi oo la xiray. Hawlgalladan oo aan jirin cid faah faahin ka bixisay ayaa dadka lagu soo qabto badankooda la geeyaa Godka Jilicow, waxaana dad loo kala saaraa kuwa shaki…

Read More