Roob bilow ah oo ka curtay Gobollada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Banaadir

Iyadoo Gobollada dalka ay kajireen abaaro xoogan roobabkii la sugayay xilligii la bartayna sanadkan ay dib uga soo dhaceen ayaa salaad iyo alle bari kadib waxaa bilowday roobkii la sugayay. Gobollada ay roobabkan ka bilowdeen waxaa kamid ah Gobolka Hiiraan oo deegaanka Moqokori iyo deegaan kale ay si aad ah uga da’eeh xalay, waxaana dadka deegaannadaasi ay soo sheegayaan in roobka uu ahaa mid lagu diirsaday. Gobolka Sh/dhexe ayaa isna gelinkii dambe ee shalay ka curtay roobka, waxaana deegaannada uu ka da’ay kamid ahaa Mahadaay iyo deegaannada ku xeeran, waxayna…

Read More

Isu soo bax lagu taageerayo Golaha wasiirada cusub oo Muqdisho ka dhacay+SAWIRO

Isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayay Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho. Isu soo baxan oo Maamulka Gobolka banaadir uu soo qaban qaabiyay ayaa waxaa kasoo qeybgalay shacab aad u fara badan, waxaana ay ku dhawaaqayeen ereyo Xildhibaannada baarlamaanka loogu baaqayo in ay codka kalsoonida siiyaan Golahan cusub ee wasiirada. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf xuseen Jimcaale iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalay banaanbaxa, waxaana dadkii isu soo baxay la hadlay guddoomiye Sh.Yuusuf…

Read More