Muuqaal : Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Villa Somalia lagu soo dhex wareejiyay

0
558

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kulan kula qaatay Gudaha Xarunta Villa Somalia Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Ujeedka ayaa ahaa in Madaxweyne Farmaajo lasoo kala baro xarunta Villada dhexdeeda iyo xafiisyada si kooban maadaama dhawaan la filayo in uu si toos ah ula wareego, waxaana la sugayaa keliya xafladda xil wareejinta.

 

THE VILLA SOMALIA Madaxweyne Farmaajo oo booqdey Madaxtooyada …

Madaxweynaha cusub ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa igu soo booqday Madaxtooyada, oo maalmo ka dib si rasmi ah igala wareegi doona xafiiska

Posted by Hassan Sheikh Mohamud on Samstag, 11. Februar 2017

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here